Quantcast
Channel: Fogaanarag » Qormooyinka
Browsing latest articles
Browse All 42 View Live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yuusuf Garaad oo Facebook u isticmaala labo arin midkood.

Madaxii hore ee Laanta BBC Somali Yuusuf Cumar oo ka mid ah shaqsiyaadka ugu caansan Dalka Soomaaliya ayaa tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu iska casilay shaqadii BBC uu ka soo hayay muddada dheer,...

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Mahiga iyo xafiiskii UNPOS oo si wanaagsan loo sogootiyay + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey Danjire Augustine Mahiga madaxtooyada. Shir jaraa’id oo ay wada qabteen ayuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marasta Kismaayo iyo Manaxayaasha Madaxtinimo Doonka Ah!!

Kismaayo ayaa mar kale dib ugu laabatay nasiib xumadii lagu bartay intii wadanka Soomaaliya dagaalka sokeeye ku jiray, iyadoo hadda ay dowlad ku rajo weyneed in dawlad goboleed u sameeyso, is hortaag...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya oo wali kaalinta ugu hooseysa ka fadhisa liiska sanadlaha ee...

Caalamka waa meel nabada ay ka sii yaraatay sida uu sheegay Macadka dhaqaalaha iyo Nabada oo sanad kasta soo bandhigo war bixin uu ku qiimeeyo heerka nabadgelyo ee Caalamka. Warbixinta sanadkaan ii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halku dhigii Proff Axmed Ismaaciil Samatar ee Soomaalinimo iyo Midnimo oo u...

Proff Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ahaa Musharixiintii faraha badnaa ee ka qeyb galay doorashadii Madaxweynenimada Dowlada Rasmiga ah ee Soomaaliya ee Sanadkii la soo dhaafay ka dhacay Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkaan Ka Dhageyso Qudbadihii Madaxda Qaranka ay ka jeediyeen Musaasabada 26...

Halkaan ka dhageyso Qudbadihii Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya ay xalay ka jeediyeen xuskii Munaasabada 26 ka june oo ah malaintii ay xoroobeen gobollada waqooyi ee Dalka Soomaaliya ee hada la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MA TAQAANNAA SABABTA SOMALIA LOO FARAGELIYO?:

Soomaali badan ayuu afkoodu ku bas beelay inay SOMALIA ka kici la’dahay wax lagu sheego ”FARAGELIN SHISHEEYE” balse markii aan arrintan rogrogay waxaa fud soo tiri inay jirto FARAGELIN SOKEEYE oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Celebrity heads fundraiser to provide education for Somali refugees

DOING an in-house documentary for the United Nations High Commission for Refugees (UNHCR) was an eye-opener for former beauty queen Deborah Priya Henry, who met a family of Somali refugees during the...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma Beel baan raali galinaa mise beesha Caalamka ? Waa su,aasha ugu weyn ee...

Wararka aan ka helayno Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Dowladda Soomaaliya ay si aad ah ugu fiirsanayso sida ay ka yeelayso Mustaqbalka wadaadka mayalka adag...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia’s Somewhat Friendly Skies

One recent morning at the start of the Kenyan rainy season, I boarded a shuttle bus at Nairobi’s Jomo Kenyatta International Airport. At a distant corner of the tarmac, we stopped before an aging...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 42 View Live