Quantcast
Channel: Fogaanarag » Qormooyinka
Browsing all 42 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sweden: Muslimiin Farxad la ilmeeyay Markii ay maqleen Aadaankii ugu horeeyay...

Muslimiinta ku nool agagaarka Misaajidka Fittja ee koonfurta Magaalada Stockholm ee Xarunta Dalka Sweden ayaa shalay Maqlay Adaankii ugu horeeyay ee ebed laga maqlo Dalka Sweden oo qaarkood ay farxad...

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

Netherlands: Qudbadii ugu dambaysay ee Queen Beatrix + video

Boqorada Dalka Netherlands Queen Beatrix oo ah 75 ayaa Maanta si rasmi ah xilka Boqortooyada ugu wareejinaysa wiilkeeda Willem-Alexander oo 46 jir ah uu saacada soo socda ee Maanta noqonayo Boqorkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa laga filaa shirka London ? Halkaan ka daawo fikrado hor dhac + videos

Dowlada Britain oo dhowaanahaan u muuqata in dalalka kale ee Reer galbeedka ay ugu horeyso caawinta iyo dib u soo nooleynta Soomaaliya ayaa sida aan la socono markii labaad ku howlan in ay marti galiso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ujeedada Shirka London waa in la dardar galiyaa dib u soo kabashada...

Shirka Soomaalida London ee lagu wado in bari uu ka furmo Magaalada London ee Xarunta Dalka Britain ayaa waxaa awooda lagu saaridoonaa dib u dhiska iyo dib u soo nooleynta Dalka Soomaaliya, iyadoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

The International Somalia Conference final communiqué.

The Somalia Conference took place at Lancaster House on 7 May 2013, co-hosted by the UK and Somalia, and attended by fifty-four friends and partners of Somalia. We met at a pivotal moment for Somalia....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhaqaalaha loogu yaboohay Soomaaliya iyo Badankii qudbadihii laga jeediyay...

Shirkii Soomaalida London oo Madaxdii ka qeyb gashay ay isku raaceen in la taageero dhismaha ciidamada Soomaaliya iyo tayaynta waaxda garsoorka iyo maaliyada ayaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Netherlands: Hooyo wiilkeeda ku waysay isticmaalka Daawooyinka la isku cadeeyo.

Gabar Soomali ah oo magaceeda iyo Magaalada ay ku nooshahay aanan soo bandhigaynin si aan u xafidno Marxaladaha u gaar ah, balse si guud aan u sheegayno in ay ka mid tahay gabdhah ku dhaqan Dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweeney si qarsoodi ay ciidamo Mareykan ugu soo badbaadiyeen Afduub loogu...

Haweeney Mareykan ah oo aheyd shaqaale gargaar oo muddo 93 maalin dablay Soomaali ah ugu afduubneyd Soomalaiya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Afduubkii loogu gaystay Soomaaliya iyo qaabkii uu u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jubbaland: Madaxweyne Mucaaradkiisa ay ugu horeeyaan kuwii u sacaba tumayay.

Wararka naga soo gaaraya dhanka Jaamacada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Sh Axmed Madoobe loo doortay Madaxweynaha maamulka Dowlada Fedeaalka aysan taageersaneyd ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku qabso Kismaayo ku qadi mayside + video Mar un Madaxweyne i dhaha.

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ee Dalka Soomaaliya oo ah Magaalo ku taallo dhul xeebeedka ugu wanaagsan iyo gobollada ugu barwaaqada badan dalka Soomaaliya ayaa lagu qeexay in ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bill Gates oo mar kale noqday Qofka ugu taajirsan Caalamka + video

Bill Gates ayaa mar kale noqday Qofka ugu taajirsan Caalamka kadib markii maanta uu kaalinta koowaad ka galay liska Boomberg ee Bilyaneerada Caalamka oo Sanadkii 2007 dii ay ugu dambeysay in uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland oo laga xusayo Maalintii ay go,aansadeen in ay ka go,aan...

Waxa guud ahaan Somaliland, si weyn uga socda munaasibada loogu dabaal-degayo xuska 22 guurada ka soo wareegtay markii ay qo,aansadeen in ay gooni ugu baxaan Soomaaliya  ee 18-ka May. Magaalada Xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxmweyne: Maandeeq maalin laguma maalo!

MAANDEEQ Soomaalidu waxay ula baxdaa Dumarka, Xoolaha iyo wax walba oo ay aad ujecel yihiin, agtoodana qaali ah, oo uu ugu horreeyo Geelu. Eragu wuxuu iska saaran yahay labada eray ee: “MAAN” iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra,iisulwasare hore Dr Abdiweli Maxamed Cali Gaas oo la kulmay Soomaalida...

Kullan ay soo qaban qaabisay Hay,ada Hirda Foundation looguna magacdaray habeenkii hormarinta ayaa galinkii dambe ilaa xalay ka dhacay Magaalada Amsterdam ee Xarunta Dalka Netherlands. Kullankaan oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Micheal Jackson oo laga sameeyay dhaqaale badan oo uusan samaynin intii uu...

Waxaa laga joogaa ugu badnaan afar sano markii uu dhintay Micheal Jackson, walina waxa uu ka dhamaan la,yahay shaashadaha Tv da kadib markii la shaaciyay in uu shaqeeyay dhaqaale badan oo uusan sameyn...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Itoobiya oo wax kasta ku bixinayso si ay u difaacdo Somaliland

Ra,iisulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa shaaciyay in Dowladiisa ay si gaar ah u taageerayso Maamulka Somaliland hadii talaabo Military ama dagaal uu ugu imaado dhanka Soomaaliya ama kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Stuudiyaasha Universal London iyo Hargeysa oo uu ka dhexeeyo loolan ku...

Stuudiyaasha Telefishinka Universal ee Magaalooyinka London iyo Hargeysa ayaa waxaa ka dhex taagan loolan hoosaad ku saleysan Soomaaliya iyo Somaliland oo laga dhex fahmi karo wararka Tv ga uu ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirada Arimaha Dibada IGAD oo sharci darro ku sheegay Maamulada...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir uu uga soconayey magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa mid aan sharciga waafaqsaneyn ku tilmaamay maamulkii dhowaan looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlad isku taagii Raaskambooni oo dhicisoobay kadib Markii IGAD ay ku gacan...

Shir Madaxeedkii  Urur gobolleedka IGAD ee Adis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya ayaa gabi ahaanba wax kama jiraan ka soo qaaday shirkii Muddada ka socday Jaamacada Kismaayo ee ugu dambeyn Madaxweyne...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Calanka yaan la dhalan rogin.

Sanadahaan danbe ayaa waxaa soo baxayay in calanka Soomaaliya midabkiis labadalo waxaana dadbadan oo qaarkood laga yaabo inay jacelyihin calanka hadan maro iska soo sameytay kalarka calanka uu egna...

View Article
Browsing all 42 articles
Browse latest View live